Tix ayka tiriyey doorashadii madax waynaha ee sedexda xisbi wuxu yidgi cambaar Cidku tuuri maayo caydooda ku ceeshi maayo ceebtoodana sheegi maayo codkayga cannaanan maayo cagtaydana eersan maayo collaadna abbuuri maayo callaacalna beeri maayo callool yowbiir san maayo cunnaayana ciirsan maayo cashiirada joojin maayo cuqaashana quusin maayo codkoodiyo cugashadooda cidnaba ka hor joog sanmaayo cirrana ku caddaadin maayo muusana ku casuumi maayo codkayguna faysal maaha dhamaantood waa cidayda collaadina nama dhax taale annaa cayn kaa dan mooday